Homepage

Explore Careers

Ka faa'iidayso CareerForce, samee akoon,

Akoonkaaga waa baasaboorkaaga guusha. Xiriir nala yeelo. Hel macluumaad khaas ah oo adiga kugu habboon. Hel akoonkaaga meel kasta, wakhti kasta.

  • La Soco
    Eeg natiijooyinka ka yimid isbarbardhigga xirfadahaaga iyo habka xiisahaaga yahay.
  • Ku keydi kuwa aad jeceshahay
    Hal meel oo fudud ku keydi maqaalada, shaqo bixiyeyaasha iyo liisaska shaqada ee muhiimka ah 
  • Isdiyaari
    Samee CV soo jiidasho leh, sahami xirfadaha gobolkaaga ku yaal, oo hel caawimo shaqsiyeed oo ku saabsan xirfadaha wareysiga.
  • La Xidhiidh
    Si fudud ula xiriir shaqaalaha CareerForce ee deegaankaaga.

Naqshadaan waxaa kuukeentay Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED, Waaxda Shaqada iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Minnesota). Waxaa hirgeliyay adeegaan CiviServ, halka shatiga macluumaadka uu bixiyay webseetka CareerForceMN.com ayadoo la adeegsanaayo xeerka CC BY 4.0.  Waa xubin muhiim ah oo iskaashi laleh ururka American Job Center (Xarunta Shaqada Maraykanka).