Haddii aad leedahay arag yaraane weyn oo adkeynaya helidda ama haynta shaqo, Adeegyada Gobolka ee Dadka Aragga Naafada ka ah (SSB) ayaa kuu diyaar ah.Waxaan bixinnaa qalab iyo tababar kaa caawinaya inaad gaarto yoolalkaaga shaqo.
Search results 1-14 of 14
Haddii aad u safarto gudaha ama dibadda gobolka Minnesota si aad uga shaqeyso beeraleyda, goosashada dalagyada, ama shaqooyinka kale ee la xiriira warshadaha cuntada iyo shaqooyinka kale ee beeraleyda xilliyada go’an, waxaa ku sugaya adeegyo kaa caawin
Adigu si sharaf leh ayaad ugu adeegtay waddanka, haddana annagaa sharaf u aragna inaan kuu adeegno.Khabiirada CareerForce waxay diyaar u yihiin inay taageero ku siiyaan si aad ugu guuleysato xirfad rayid ah kadib adeeggii milatari.
CareerForce waxay caawisaa dadka ka faa'iidaysanaya Barnaamijka Maalgashiga Qoysaska Minnesota (MFIP).
Haddii aad qabto naafo, Barnaamijka Adeegyada Soo-kabashada Xirfadeed (VRS) ayaa laga yaabaa inuu kaa caawiyo:Inaad horumariso xirfadaha shaqo adigoo ka faa’iidaysanaya barnaamijyo tababar oo gaagaaban ama muddo dheer ahInaad hesho oo sii haysato shaqo
Barnaamijka Shaqooyinka Adeegga Bulshada ee Waayeelka (SCSEP) wuxuu caawiyaa dadka waaweyn ee dakhligoodu hooseeyo, aan shaqeynin, da’dooduna tahay 55 sano iyo ka badan.
Qaar ka mid ah xirfadaha aasaasiga ah ayaa loo baahan yahay si shaqo loo helo ama loo haysto.Adeegyada Waxbarashada Aasaasiga ah ee Dadka Waaweyn (ABE) waxay laga heli karaa guud ahaan Minnesota waxayna kaa caawin karaan:Ka shaqeynta helitaanka shahaad
Haddii aad lumisay shaqadaada sababo aan adiga kaa ahayn, ama haddii aad buuxiso shuruudaha kale ee u-qalmitaanka, waxaan rabnaa inaan kaa caawino sidii aad dib ugu laaban lahayd shaqada.
Waxaan rabnaa inaad guulaysato adigoo horumarinaya xirfado aad loo dalbado, shaqo ka helaya meel sareysa oo kobac leh, iyo helitaanka mushaar deggan oo nolol-qoys lagu taageero.Adeegyadayadu waxay ku habboon yihiin baahiyahaaga gaarka ah oo waxay kaa c
Haddii aad raadinayso shaqadaada ugu horreysa ama fursaddaada shaqo ee xigta, CareerForce waa bartaada bilowga.
Dambi hore wuxuu caqabad ku noqon karaa shaqo helidda, laakiin taasi macnaheedu maaha in aysan jirin fursado dhab ah oo kuu furan.
Haddii aad leedahay dhaawac ama xanuun saameynaya awooddaada shaqo, barnaamijka RETAIN Minnesota ayaa diyaar u ah inuu ku caawiyo.Waqtigan adag ee noloshaada, MN RETAIN wuxuu kaa caawin karaa inaad dib ugu laabato goobta shaqada.
CareerForce waxay kaa caawin kartaa inaad is diyaarsato shaqo, aad hesho waayo-aragnimo shaqo, iyo inaad hesho shaqo dhab ah.CareerForce waxay bixisaa adeegyo gaar ah oo bilaash ah oo loogu talagalay dhalinyarada da’doodu u dhaxeyso 14 ilaa 24 sano kuw
Waxaa laga yaabaa inaad haysato fursad gaar ah oo aad ku bilaabi karto xirfad mushaar wanaagsan leh oo ku jirta warshadda dhismaha waddooyinka.