Siifiiyada

Farshaxan iyo saynis

 

Thumbnail

Ujeedada ugu wayn ee siifiigu waa in dadka wax shaqaalaysiiya lasiiyo tilmaan ku aadan xirfadaha aad leedahay. Waxay umuuqataa mid iska cad. Marka maxay qorista siifiga shaqadu dad badan ugu abuurtaa walaac? Jawaabtuna waa iskacadahay sidoo kale: Waxaa kujira siifiigaaga waxyaabo badan ood doonayso marka laga hadlaayo buuxinta hadafyadaada xirfadeed. Warka wanaagsan ayaa ah in CareerForce ay leedahay tilmaamo badan iyo farsamooyin si ay kaaga caawiso qorsita siifii kugaarsiinaaya in waraysi laguugu yeero kuna saaraaya dhabada guusha.

Mid kamid ah waxyaabaha ugu badan ee ay tahay inaad qabato ayaa ah inaad go'aansato nooca siifii ee kuugu habboon. Labada nooc ee ugu badan ayaa ah siifiiga dhacdooyinka lagu qoro iyo kan shaqada (ama xirfadaha kusalaysan)

  • Siifiiga dhacdooyinka lagu qoro wuxuu faahfaahin kooban kabixinayaa taariikhda shaqadaada. Naqshadaan waxay si fiican ugu shaqaysaa haddii aad leedahay taariikh shaqo oo joogto ah oo isku nooc ah aadana raadinayn inad badasho xirfadaada
  • Siifiiga shaqadu wuxuu koobayaa xirfadaha aad leedahay. U adeegso naqshada si aad umuujiso waxa aad taqaano sida loo sameeyo, xataa haddii aysan si toos ah ula xariirin taariikhda shaqadaada. Waa dookha ugu fiican haddii aad badalayso xirfadaada ama haddii aad leedahay xirfad muddo dheer oo aad doonayso inaad soo koobto xirfadaha dheeriga ah ee aad heshay muddo toban ama 15 sano ah.

Talaabooyinka guusha

Ayadoon laga fiirin nooca siifii ee aad doorato inaad abuurto, waxaa jiro dhawr talaabo oo aad qaadi karto si aad uga dhigto shaqadaada siifiia mid guul leh.

Diyaari naftaada:

  • Aqoonso nooca shaqo ee aad rabto inaad hesho kadibna qor faahfaahinta kooban ee sababta aad u aaminsan tahay inaad kuhabboon tahay shaqada
  • Soo aruuri dhamaan khibradahaaga ciidan iyo kuwa shaqada mutadawacnimada ah iyo macluumaadka waxbarashada, ayna kujiraan mudada aad kashaqaynaysay meel kasta, adoo ulaabanaaya sadex ama afar shaqo ama toban ilaa 15 sano oo khibrad ah (ayadoo kuxiran inta ay dhantahay khibrada laga doonaayo shaqada)
  • Iskugeey xirfadahaaga iyo guulahaga, kadibna dhis jumlooyin xoogan oo xirfadahaaga sheegaaya si aad ugu qorto siifiigaaga

Biloow qoraalka:

  • Raadso meel dagan oo kumbuyuutar yaalo si aad ubiloowdo shaqadaada
  • Soo dagso tusaalaha siifiiga oo aad wax kabadali karto hadaad salka kasoo bilabayso kadibna arag tusaalayaasha siifiiga si ay kuu dhiirigaliyaan
  • Adeegso far ay akhrin karaan sysytemyada codsiyada kala hufa, ayna kujiraan Arial, Calibri ama Tahoma
  • Adegso far dhan 10 ilaa 12 balac ahaan kana dhig siifiigaaga hal ama labo bog dheerar ahaan (hadaadan buuxin wax kabadan bogga labaad markaas kusoo koob hal bog)

Soo koob oo yoolka kuhabee:

  • Kacodso saaxiib ama qof qoyskaaga kamid ah inuu akhriyo kuuna sheego haddii siifiigu yahay mid qeexan oo ay fududahay in lafahmo
  • Dulmar kusamee siifiigaaga, adeegso qalabka hinkaada saxa oo iskafiiri khaladaadka dhanka naxwaha ah
  • Xaqiiji inxajmiga farta iyo naqshada qoraalka siifiigaagu iskumid yihiin dhamaan siifiga oo dhan
  • Dulmar liiska siifiga si aad uxaqiijiso inaadan waxba katagin
  • Soo gabagabee sifiigaaga rasmiga ah kadibna abuur naqshado aad udirayso shaqooyin gaar ah oo kafuran aagaaga aadna xiisaynayso

Adeegso:​​​​​​​

  • Xataa haddii aad sidoo kale dirayso codsi, udir qofka aad doonayso inuu shaqo kusiiyo sifiigaaga si ay kaaga caawiso inaad kasoo dhex baxdo codsadayaasha kale
  • Udir siifiigaaga dadka aad ukudartay kuwa tixraaca kuu ah, si ay u ogaadaan noocyada xirfadaha aad kadoonayso inay xaqiijiyaan inaad leedahay
  • Soo qaado siifaga oo keen fursadaha furan lana wadaag dadka aad lakulanto
  • Marka laguugu yeero waraysi, soo qaado koobiyo kugu filan oo siifiigaaga ah si aad naftaada iyo qofka kuwaraysanaaya min koobi uheshaan (haddii ay gudi kuwaraysanayaan, soo qaad koobiga qofkasta oo gudiga kujira)

Arag tusaalayasha iyo tilmaamaha siifiiga:

Waxaan sidoo kale macluumaad muhiim ah kasiinaynaa:

young woman working on her resume

Build, upload, and save resumes on your My Resumes page

If you have a CareerForce.MN.gov account, you have access to the My Resumes page, your own personal resume hub!

  • Use our enhanced resume builder tool to craft a master resume that you can use to store all of your information related to your professional experience.
  • Once you have your master resume, you can use it as a launching-point to create additional resumes that are targeted to specific jobs, industries, and employers, without having to start from scratch each time.
  • If you have an existing resume, you can upload and store it on your My Resumes page, so you can access and download it from any device.

Tips for creating a successful resume


Prepare yourself
  • Identify what kind of position you want to pursue and write your summary about why you would be a great fit
  • Gather all of your work, military and volunteer experience and education information, including timeframes you were at each location, going back three or four positions or ten to 15 years (depending how much experience is needed for the position)
  • Download and complete this Personal Data Record form so you can easily keep track of work and education history, as well as other information needed for resumes and job applications
  • Pull together your skills and accomplishments, then draft strong accomplishment statements to use on your resume


Start writing
  • Find a quiet place with a computer to begin your work
  • Download an editable resume template if you are starting from scratch and see resume samples to inspire you
  • Use a font that is readable by application tracking systems, including Arial, Calibri or Tahoma
  • Use 10 to 12 point font and keep your resume to one or two pages in length (if you don’t fill more than half the second page then pare it down to one page)


Finalize and target
  • Ask a friend or family member to review it and let you know if it is clear and easy to understand
  • Proofread your resume, use spellcheck and review for grammar errors
  • Make sure font style and formatting are consistent throughout your resume
  • Run through the resume checklist to make sure you haven’t missed anything
  • Finalize your core resume and then create versions targeted to specific openings in your area of interest
  • Optimize each targeted resume for applicant tracking system (ATS) review.


Use it
  • Even if you are also completing an application, send the prospective employer your resume to help you stand out from other applicants
  • Share your resume with people you’ve identified as your references, so they know what qualifications you want them to emphasize
  • Bring it with you to networking opportunities and share it with those you meet
  • When you get an interview, bring enough copies of your resume for yourself and whoever is interviewing you (if it’s a panel, bring a copy for every interviewer)

Image
man meeting with employee in an office

Naqshadaan waxaa kuukeentay Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED, Waaxda Shaqada iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Minnesota). Waxaa hirgeliyay adeegaan CiviServ, halka shatiga macluumaadka uu bixiyay webseetka CareerForceMN.com ayadoo la adeegsanaayo xeerka CC BY 4.0.  Waa xubin muhiim ah oo iskaashi laleh ururka American Job Center (Xarunta Shaqada Maraykanka).