Waxbarashada iyo Tababarka

Group of young friends

Kordhi Aragtiyadaada

Ma haysataa tababarkii lagama maarmaanka u ahaa si aad u gaarto yoolalkaaga xirfadeed? Waa maxay shuruudaha waxbarasho ee shaqooyinka aad xiisaynayso?

Waxaa jira boqolaal doorasho oo waxbarasho iyo tababar ah oo laga helo Minnesota oo aad tixgelin karto haddii aad u baahan tahay shahaado ama darajo si aad u hesho boos shaqo.

CareerForce waxay kaa caawin kartaa inaad qiimeyso fursadahaaga iyo inay kugu xirto barnaamijyo waxbarasho iyo tababar oo bilaash ah, haddii aad u qalanto.

Naqshadaan waxaa kuukeentay Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED, Waaxda Shaqada iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Minnesota). Waxaa hirgeliyay adeegaan CiviServ, halka shatiga macluumaadka uu bixiyay webseetka CareerForceMN.com ayadoo la adeegsanaayo xeerka CC BY 4.0.  Waa xubin muhiim ah oo iskaashi laleh ururka American Job Center (Xarunta Shaqada Maraykanka).