Ilaha Dadka Naafada ah

man in wheelchair working in high-tech office

Aamin waxa soosocda

Waxaad aad ugu diyaar garoobi kartaa taalaabo abaal marin leh oo xirfadeed. Waxaad lahaan kartaa xirfado aadan wali kushaqaysan intaad baarayso goob shaqo oo dhib badan. Waxaad ubaahan kartaa caawimaad dheeri ah oo lagaa siiyo inaad yoolkaas gaarto. Waxaan leenahay ilo badan oo loogu talagalay in lagu taageero ilo badan oo hadafyada xirfada ah iyo baahiyaha naafada. Waxaa kamid ah:

  • Qorshaynta Xirfada
  • Vocational rehabilitation services (Adeegyada baxnaaninta Tababarka)
  • Hormarinta Tababarka iyo Xirfadaha
  • Xaquuqda goobta shaqada
  • Macluumaadka xubnaha qoyska iyo masuuliyiinta

Kala xariir lataliye katirsan Vocational Rehabilitation Services (Adeegyada baxnaaninta Tababarka) hadda adoo kala xariiraaya VRS.CustomerService@state.mn.us si aad ubiloowdo safarka cusub ee hadafyada xirfadaada.

The VR program received 78.70% of federal fiscal year 2025 funding through grants from the U.S. Department of Education. The federal fiscal year 2025 grants totaled $59,589,639. The required state match for these funds is $16,127,818. The state of Minnesota appropriated $17.3 million to meet the match requirement.

Naqshadaan waxaa kuukeentay Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED, Waaxda Shaqada iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Minnesota). Waxaa hirgeliyay adeegaan CiviServ, halka shatiga macluumaadka uu bixiyay webseetka CareerForceMN.com ayadoo la adeegsanaayo xeerka CC BY 4.0.  Waa xubin muhiim ah oo iskaashi laleh ururka American Job Center (Xarunta Shaqada Maraykanka).