Baar Fursado Cusub

Individual using a laptop at a desk

Raadso dhabaha xirfadaada

CareerForce waa bar taageero oo laysku halayn karo ayadoo kaacaawinaysa dad badan oo adoo kale ah inay gaaraan yoolalkooda xirfada.

Waxaad u adeegsan kartaa gododka aalaa Career Search (Raadinta Xirfada) si aad uraadiso xirfadaha shaqo ee furan.

Si aad inta badan baarista shaqadaada ugu samayso CareerForce waxaan kutalinaynaa inaad furato ciwaan. Ciwaankaaga ayaa kuusahlaaya inaad doorato aadna kaydsato macluumaadka aad rabto inaad markale booqato, ayna kujiraan fursadaha shaqada, iyo shaqooyinka aad barta kaqabsato ee shaqsiga ah.

CareerForce waxay lashaqaysaa MinnesotaWorks.net halkaasoo aad si qoto dheer uga baari karto shaqooyinka:

  • Aad ku abuuri karto ama soo galin karto siifii oonleen ah
  • Aad waafajin karto siifiigaaga shaqooyinka xirfada
  • Aad kusamayn karto baarista xirfadaha shaqada oo dheeri ah
  • Aad ugu sahli karto in batrooniyadu si toos ah kuulasoo xariiraan
  • Aad hesho ogaysiis iimeelka laguusoo diro ee shaqooyinka xirfada ee lasoo dhajiyo

Arag buuga macluumaadka MinnesotaWorks.net oo loogu talagalay dadka shaqo doonka ah.

 

 

Explore Careers

Naqshadaan waxaa kuukeentay Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED, Waaxda Shaqada iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Minnesota). Waxaa hirgeliyay adeegaan CiviServ, halka shatiga macluumaadka uu bixiyay webseetka CareerForceMN.com ayadoo la adeegsanaayo xeerka CC BY 4.0.  Waa xubin muhiim ah oo iskaashi laleh ururka American Job Center (Xarunta Shaqada Maraykanka).