Shaqaalaha CareerForce oo ku sugan in ka badan 50 goobood oo ku yaal Minnesota waxay ka caawiyaan dad badan xaga teleefoonka, internetka, iyo fool ka foolba. Haddii aad u baahan tahay shaqo deg deg ah ama aad rabto in aad wax ka barato fursadaha tababarka si aad ugu diyaar garowdo xirfad rajo leh, CareerForce wuu ku caawin karaa.