Ilaha Dadka Ciidanka soomaray

navy veteran and her family

Ilaha xirfadaha aan caadiga ahayn

Dadka kasoo shaqeeyay ciidanka ama hadda kashaqeeya waxay leeyihiin waayo aragnimo iyo iskukalsoonaan. Waxay kushaqayn karaan goob koox loo wada shaqaynaayo oo cadaadis badan. Waxay aqbalaan maamulka,  Dadka ciidanka ushaqeeya way yaqaanaan sida qaab waxtar leh loola hadlo dadka ayna si waxtar leh uga shaqeeyaan hanaanka dhexdiisa si ay shaqada si sax ah ugu qabtaan.

Laxariir goob katirsan CareerForce si ay kaaga caawiyaan inaad shaqaalaysiiso dadka ciidanka kasoo shaqeeyay ama aad u hesho ilo muhiim ah:

Use the following tool to learn how experience and training gained from various military careers compare to your employment opportunities. Select  the "learn more" links from your search results to view helpful attributes, job duties, and the training received.

Military Career Lookup - Compare military experience to civilian employment

Naqshadaan waxaa kuukeentay Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED, Waaxda Shaqada iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Minnesota). Waxaa hirgeliyay adeegaan CiviServ, halka shatiga macluumaadka uu bixiyay webseetka CareerForceMN.com ayadoo la adeegsanaayo xeerka CC BY 4.0.  Waa xubin muhiim ah oo iskaashi laleh ururka American Job Center (Xarunta Shaqada Maraykanka).