Qorshaha Shaqaalaha

manager and employees

Qorshee guusha xirfadaada ee muddada fog

Waxa muhiimka u ah guusha ganacsigaaga ayaa ah qaabka aad uwaajahdo baahiyaha xirfada shaqada ee mudada dhaw iyo tan fog. Kobcinta xirfada aad haysato adoo kudaraaya farsamoyinka haysashada shaqaalaha oo waxtar leh ayaa qayb muhiim ah ka ah qorshaha xeeladaada, qorshaha shaqaalaha oo faahfaahsan ayaa ah qaab fiican ood arintaas kusuuro galin karto.

Waxaan diyaar unahay inaan kaacaawino abuurista qorshaha shaqaalaha. Xiligaan lagu jiro, halkaan waxaad kahelaysaa macluumaad muhiim ah:

Naqshadaan waxaa kuukeentay Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED, Waaxda Shaqada iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Minnesota). Waxaa hirgeliyay adeegaan CiviServ, halka shatiga macluumaadka uu bixiyay webseetka CareerForceMN.com ayadoo la adeegsanaayo xeerka CC BY 4.0.  Waa xubin muhiim ah oo iskaashi laleh ururka American Job Center (Xarunta Shaqada Maraykanka).