Haddii aad dhigtay webseetkaaga boos furan, waxa isla markaba lagu muujin karaa baarida shaqada ee CareerForceMN.com. Haddii aad u baahan tahay meel aad dhigto boos banaan,taasna waan kaa caawin karnaa sidoo kale.
Naqshadaan waxaa kuukeentay Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED, Waaxda Shaqada iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Minnesota). Waxaa hirgeliyay adeegaan CiviServ, halka shatiga macluumaadka uu bixiyay webseetka CareerForceMN.com ayadoo la adeegsanaayo xeerka CC BY 4.0. Waa xubin muhiim ah oo iskaashi laleh ururka American Job Center (Xarunta Shaqada Maraykanka).