Hel Caawimaad Raadinta Shaqadaada

Haddii aad raadinayso shaqadaada ugu horreysa ama fursaddaada shaqo ee xigta, CareerForce waa bartaada bilowga. Khabiiradayadu waxay diyaar u yihiin inay bixiyaan latalin xirfadeed, la wadaagaan macluumaadka shaqo ee deegaankaaga, ama kugu xidhaan ilo gaar ah oo laguu habeeyey. Waxaan kaa caawin karnaa:

  • Horumari, la kulmo, xitaa dhaaf yoolalkaaga xirfadeed adoo la yeelanaya kulamo qof-ka-qof ah iyo caawimo kale.
  • Ka qaybgal tababaro isdhexgal ah, oo ah kuwo fogaan-arag ah iyo kuwo fool-ka-fool ah, kuwaas oo baraya farsamooyin raadinta shaqo ee kala duwan sida qorista CV si waafaqsan booska shaqo ee aad rabto ama barashada sida aad ugu guuleysan karto waraysiga shaqo.
  • Ku biir kooxaha xiriirinta (networking) ee khuseeya shaqo raadintaada.
  • Si toos ah ula kulmo shaqo-bixiyeyaasha suurtagalka ah inta lagu jiro bandhigyada shaqo iyo dhacdooyinka shaqo qorista.

Eligibility Requirements

Ku biir kooxaha xiriirinta (networking) ee khuseeya shaqo raadintaada.

How To Use

Similar Programs and Services

You proudly served our country, and now we’re proud to serve you. CareerForce specialists are ready to empower veterans and active-duty military members to secure successful civilian careers.

If you’ve lost your job through no fault of your own, or if you meet other eligibility requirements, we’d like to help you return to work.

 If you have a significant vision loss that makes it hard for you to get and keep a job, State Services for the Blind (SSB) is here for you.We offer tools and training to help you reach your job goals. Our SSB counselors know about vision loss and unde

Find Location

City/Town

Displaying 26 - 30 of 36 locations

CareerForce in Owatonna

1850 Austin Road
Suite 102
Owatonna, MN 55060
Phone

CareerForce in Preston

100 South Main Street Southeast
Preston, MN 55965
Phone

CareerForce in Red Wing

308 Pioneer Road
Suite 106
Red Wing, MN 55066
Phone

CareerForce in Rochester

2070 College View Rd E
Rochester, MN 55904
Phone

CareerForce in Roseau

121 Center Street E
Suite 202
Roseau, MN 56751
Phone