Caawimaad Haddii Aad Shaqada Lumisay

Haddii aad lumisay shaqadaada sababo aan adiga kaa ahayn, ama haddii aad buuxiso shuruudaha kale ee u-qalmitaanka, waxaan rabnaa inaan kaa caawino sidii aad dib ugu laaban lahayd shaqada. Adeegyada Shaqaalaha Shaqo Beelay waxaa loo habeeyay inay la jaanqaadaan baahiyahaaga gaarka ah, iyagoo ku caawinaya:

  • Horumarinta qorshahaaga shaqo adoo kaashanaya khabiir ka tirsan CareerForce Horumarinta qorshahaaga shaqo adoo kaashanaya khabiir ka tirsan CareerForce
  • Raadinta shaqo iyo helitaanka shaqadaada xigta
  • Isqorista tababar la oggolaaday iyo adeegyada xirfadeed
  • Helitaanka kaalmo dhaqaale oo la oggolaaday taasoo taageeri doonta guushaada xirfadeed

Eligibility Requirements

Adeeggan wuxuu ku saleysan yahay shuruudo u-qalmo. Kala hadal shaqaalaha CareerForce ee kuugu dhow si aad u ogaato haddii aad u qalanto adeegyada Shaqaalaha Shaqo Beelay. Guud ahaan, si aad ugu qalanto adeeggan waa inaad:

  •  U qalanto shaqo ka helista Maraykanka, IYO
  • Buuxiso mid ka mid ah shuruudaha soo socda:
    • Inaad qayb ka tahay shaqo-dhimis shaqsiyeed ama koox yar
    • Inaad qayb ka tahay xiritaan rasmi ah ama shaqo-dhimis guud
    • Inaad horey u ahayd qof iskood u shaqeysta laakiin hadda aad shaqo la’aan tahay
    • Inaad tahay qof horey u xannaaneeyn jiray qoyska laakiin hadda u baahan shaqo
    • Inaad tahay xubin ka mid ah ciidamada Maraykanka ee shaqada ka tegey ama la kala saaray (oo ay ku jiraan National Guard iyo Reserves)
    • Inaad tahay xaaska askari
    • Inaad tahay shaqo la’aan muddo dheer
    • Inaad qabto dhaawac ama jirro aan shaqo la xiriirin
    • Inaad tahay qof qaata kaalmo dadweyne ama leh xirfado aasaasi ah oo hooseeya

How To Use

Similar Programs and Services

CareerForce can help you prepare for employment, gain work experience and land a job.CareerForce offers special no cost services for young people ages 14-24 who are at risk of not completing or have not completed their high school education or who have

Whether you’re looking for your first job or the next great opportunity, CareerForce is your starting point. Our specialists are available to provide career coaching, share local employment information or refer you to customized resources.

 If you have a significant vision loss that makes it hard for you to get and keep a job, State Services for the Blind (SSB) is here for you.We offer tools and training to help you reach your job goals. Our SSB counselors know about vision loss and unde

Find Location

City/Town

Displaying 31 - 35 of 70 locations

CareerForce in Shakopee

200 Fourth Avenue West
GW-200
Shakopee, MN 55379
Phone

CareerForce in Virginia

820 9th Street North
Suite 240
Virginia, MN 55792
Phone

CareerForce in Wabasha

329 Hiawatha Drive East
Wabasha, MN 55981
Phone

CareerForce in Willmar

2200 23rd Street NE
Suite 2040
Willmar, MN 56201
Phone

CareerForce in Winona

1250 Homer Road
Suite 200
Winona, MN 55987
Phone