Adeegyada Shaqada ee Veterans-ka (Dadka Ciidanka Soo Maray)

Adigu si sharaf leh ayaad ugu adeegtay waddanka, haddana annagaa sharaf u aragna inaan kuu adeegno.

Khabiirada CareerForce waxay diyaar u yihiin inay taageero ku siiyaan si aad ugu guuleysato xirfad rayid ah kadib adeeggii milatari. Kooxdayada u heellan waxay si gaar ah kuula shaqeyn doonaan si ay kuugu keenaan adeegyo gaar ah oo si toos ah ula jaanqaada baahiyahaaga:

  • In lala sameeyo ama lagu hagaajiyo CV iyo waraaqaha codsiga shaqada
  • In lala dejiyo istaraatiijiyad guul leh oo ku saabsan raadinta shaqo
  • In lagu siiyo macluumaad la xiriira shatiyada, aqoonsiyada xirfadeed, iyo barnaamijyada tababarka (apprenticeships)
  • In laguu helo macluumaad ku saabsan faa'iidooyinka shaqada, xuquuqda, iyo mudnaanta shaqo ee loogu talagalay veterans
  • In si toos ah laguu gudbiyo fursado shaqo

Adeegyada diiradda lagu saarayaa in lagaa caawiyo gaarista yoolalkaaga xirfadeed waa bilaash oo loogu talagalay ka-qaybgalayaasha u qalma.

Shuruudaha U-qalmitaanka

Tani waa adeeg loogu talagalay xubnaha hadda ka tirsan ama hore uga tirsanaa milatariga Mareykanka.

Sida loo isticmaalo

Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah, la xiriir shaqaalaha CareerForce ee xarunta kuu dhow.

Barnaamijyo iyo Adeegyo La mid ah

Haddii aad leedahay arag yaraane weyn oo adkeynaya helidda ama haynta shaqo, Adeegyada Gobolka ee Dadka Aragga Naafada ka ah (SSB) ayaa kuu diyaar ah.Waxaan bixinnaa qalab iyo tababar kaa caawinaya inaad gaarto yoolalkaaga shaqo.

Waxaan rabnaa inaad guulaysato adigoo horumarinaya xirfado aad loo dalbado, shaqo ka helaya meel sareysa oo kobac leh, iyo helitaanka mushaar deggan oo nolol-qoys lagu taageero.Adeegyadayadu waxay ku habboon yihiin baahiyahaaga gaarka ah oo waxay kaa c

CareerForce waxay kaa caawin kartaa inaad is diyaarsato shaqo, aad hesho waayo-aragnimo shaqo, iyo inaad hesho shaqo dhab ah.CareerForce waxay bixisaa adeegyo gaar ah oo bilaash ah oo loogu talagalay dhalinyarada da’doodu u dhaxeyso 14 ilaa 24 sano kuw

Find Location

City/Town

Displaying 11 - 15 of 30 locations

CareerForce in Fergus Falls

1414 College Way
Suite L180
Fergus Falls, MN 56537
Phone

CareerForce in Forest Lake

19955 Forest Road North
Forest Lake, MN 55025
Phone

CareerForce in Grand Rapids

1215 Southeast 2nd Ave
Grand Rapids, MN 55744
Phone

CareerForce in Hutchinson

2 Century Avenue SE
Hutchinson, MN 55350
Phone

CareerForce in International Falls

401 4th Street
International Falls, MN 56649
Phone