Kudhaqan xeerka Takoor La'aanta

big group of people

Bixinta fursad loosiman yahay

Waxaa dhamaanteen nalaga donayaa inaan fursado loo siman yahay siino dhamaan macaamiisheena. Waxaa qasab nagu ah inaanaan cidna kutakoorin sabab laxariirta:

  • Isir
  • Dookha galmada
  • Midabka
  • Caqiiqada
  • Diinta
  • Sabab laxariirta in qofku caawimaad kaqaato dawlada
  • Wadanka uu qofku udhashay (ayna kujiraan in qofku uusan sifiican u aqoon luuqada Ingiriiska)
  • Fikirka siyaasadeed ee qofka
  • Naafonimada
  • Da'da
  • Jinsiga (ayna kujiraan aqoonsiga jinsi iyo dareenka qofku isku arko, uurka, ilmo dhalida iyo xaaladaha caafimaad ee jinsiga laxariira)
 

Waxaan kuxaqiijin karnaa shuruudaha takoor la'aanta anagoo:

Naqshadaan waxaa kuukeentay Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED, Waaxda Shaqada iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Minnesota). Waxaa hirgeliyay adeegaan CiviServ, halka shatiga macluumaadka uu bixiyay webseetka CareerForceMN.com ayadoo la adeegsanaayo xeerka CC BY 4.0.  Waa xubin muhiim ah oo iskaashi laleh ururka American Job Center (Xarunta Shaqada Maraykanka).