Ilo Lasoo Xulay

diverse group of people on white background

Raadso waxa aad ubaahan tahay

Waxaad tahay shaqsi leh shaqsiyad qaas ah iyo tiro kaladuwan oo khibrado ah. Inkastoo aan baahiyahaaga xirfadeed aysan kaduwaneean midkaqofka kale, muhiim wayn ayay nooleeyihiin anaga. CareerForce waxay bixisaa ilo loogu talagaly dadka aan cadaanka ahayn, dadka naafada ah, dadka danbiyada soomaray iyo kuwo kale oo badan.

Waxaan leenahay ilo aad ubalaaran oo aan heli karno, sidas:

  • Inaan kacaawino dadka danbiyada soo maray inay helaan shaqo
  • Inaan fursado siino dadka hadda iyo horayna uga mid ahaa ciidanka malatariga
  • Ilaha qorshaynta iyo barashada xirfada e dhalin yarada
  • Barnaamijyada qorshaynta iyo waxbarashada xirfada ee u adeegga dadka aan caddaanka ahayn, haweenka, dadka hawlgabka iyo dadka naafada ah        

Halkaan waxaa kahelaysaa ilo dheeri ah qaarkood si ay kaaga taageeraan baahiyaha gaarka ah ee xirfada:

Naqshadaan waxaa kuukeentay Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED, Waaxda Shaqada iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Minnesota). Waxaa hirgeliyay adeegaan CiviServ, halka shatiga macluumaadka uu bixiyay webseetka CareerForceMN.com ayadoo la adeegsanaayo xeerka CC BY 4.0.  Waa xubin muhiim ah oo iskaashi laleh ururka American Job Center (Xarunta Shaqada Maraykanka).