Adeegyda Luqadda

Waxay dadka ka caawisaa luuqadaha kale ee aan Ingiriiska Ahayn

CareerForce waxay adeegyo siisaa dadka aan Ingiriiska ku hadlin ee ku nool goobaha CareerForce laga helo Haddii shaqaalaha goobta jooga aysan kugula hadlin luqaddaada, waxay isticmaali doonaan adeegga tarjumaadda luqadda ee taleefanka si ay kuugu adeegaan.

Intaa waxaa sii dheer, waxaad xarunta caawimaadda ee CareerForce ka wici kartaa (651)259-7501 haddii aad u baahato caawimaad ah inaad wax turjunto adigoo isticmaalaya websaydhka ama aad u baahato inaad wax ka dhex raadiso bogga websaydhka Haddii shaqaalaha caawinta aysan ku hadli karin luqaddaada, waxay isticmaali doonaan adeegga tarjumaadda luqadda ee taleefanka si ay kuugu adeegaan.

Naqshadaan waxaa kuukeentay Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED, Waaxda Shaqada iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Minnesota). Waxaa hirgeliyay adeegaan CiviServ, halka shatiga macluumaadka uu bixiyay webseetka CareerForceMN.com ayadoo la adeegsanaayo xeerka CC BY 4.0.  Waa xubin muhiim ah oo iskaashi laleh ururka American Job Center (Xarunta Shaqada Maraykanka).