CareerForce ayaa kugu caawin karta

CareerForce

CareerForce ayaa kugu caawin karta... 

  • Inaad la xiriirto goobaha shaqaalaha qoranaya hadda 
  • Inaad ogaato fursadaha kuugu fiican ee ah shaqo, khibrad, wax aad xiiseyneyso iyo xirfado
  • Inaad hagaajisato xeeladaha raadinta shaqada iyo xirfadaha wax lagu helo 
  • Inaad cusbooneysiisato arjiga shaqada iyo inaad isu diyaariso wareysi 
  • Inaad soo ogaato haddii aad xaq u leedahay lacag waxbarasho ama tababar bilaash ah oo kugu caawinaya inaad isugu diyaaro shaqo suuqa looga baahan yahay 
  • Inaad raadsato haddii aad xaq u yeelan karto waxyaabo kale inta aad tahay shaqa-raadiska 

Ku hel caawimaad intarnetka ama khadka taleefankasi lacag la'aan ah 

  • Ma rabtaa qof aad la xiriirto oo ku caawinaya? Waxaad nagala soo xiriiri kartaa 651-539-4420 si aad ula hadasho shaqaale ku caawinaya.

This platform brought to you by the Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED). Powered by CiviServ, CareerForce.MN.gov content is licensed under CC BY 4.0. A proud partner of the American Job Center network.