Waxaad Ka Fekertaa Shaqo ah Daryeelid oo leh Mustaqbal

Ku raaxeyso shaqo ah daryeelka caafimaadka oo ah mid wax weyn ka beddeleysa nolosha dadka

Bilow dariiq shaqo oo ah mid baahi weyn loo qabo oo aad aqoon ku sii yeelan doonto oo waxa lagaa rabo waa shahaadada dugsiga sare oo keliya si aad shaqadan u bilowdo.

Si laguugu caawiyo af Soomaali soo garaac: 651-539-4420

Image
sawirku waxa uu muujinayaa laba qof oo qaab wadne ah. CareerForce logo. Erayo qoran ayaa odhan: Waxaad Ka Fekertaa Shaqo ah Daryeelid oo leh Mustaqbal.Ku raaxeyso shaqo ah daryeelka caafimaadka oo ah mid wax weyn ka beddeleysa nolosha dadka. 45,000 oo fursad shaqooyin ayaa hada ka banaan gobolka Minnesota.
  • Goobha shaqada ayaa inta badan kaa bixiya kharashka tababarka bilowga ah – oo waxaa laga yaabaa in ay kaa bixiyaan tababarka mustaqbalka si aad ku hesho xirfad shaqo iyo lacag badan.
  • Goobo badan oo laga shaqeeyo ayaa soo dhaweeya shaqaalaha hadda barta afka Ingiriiska. Weliba, uma baahnid khibrad shaqo oo ah caafimaadka si aad u bilowdo shaqo ah daryeelid – iyo xirfado shaqo aad ku soo baratay meelo kale oo aad u isticmaaleyso daryeelka. Hadda ayaad shaqo u bilaabi kartaa.
  • Kala hadal goobaha shaqada haddii ay hayaan xarun lagu hayo ilmaha, gaadiid, jadwalka shaqada, in ay shaqaalaha baraan luuqadda iyo tababarka wax kasta – goobaha shaqada qaarkood ayaa diyaariya waxyaabo badan.

Bilow xirfad wax weyn ka beddeleysa nolosha dadka – ku raaxeyso Shaqada Daryeelidda!

Taageerista dad dhex jooga guryahooda iyo deegaakooda

Xirfadleyaasha daryeelka waxay dadka ku taageeraan guryahooda oo waxay ku caawiyaan in ay qeyb ka noqdaan deegaankooda, mararka qaarkood waxay ka nasinayaan qoyska ama asxaaxbta ah daryeeleyaasha. Shaqada noocan ah waxaa laga helaa meheradaha iyo ururrada aan macaashdoonka ahayn, oo dad badan ayaa si toos ah ugu shaqeeya qof u baahan daryeel. Waxaa laga yaabaa in aad ka hesho shaqadan haddii aad rabto in aad si fool ka fool ah ula shaqeyso qof aad si fiican u baran karto. Waxaa jira magacyo badan oo shaqooyinkan loogu yeero, laakiin qaar ka mid ah kuwa ugu caansan waa Xirfadleyaasha Taageerada Tooska ah, Kaaliyeyaasha Daryeelka Shakhsiyeed, Caawiyeyaasha Caafimaadka Guriga, Shaqaalaha Waxqabadka Hore, Kaaliyeyaasha Daryeelka Shakhsiyeed, shaqaalaha Adeegyada Taageerada Muhiimka ah, Shaqaalaha Individualized Home Support (Taageerada Guriga ee Shakhsiyeed ama IHS) iyo kuwa kale oo badan.

Direct Support Professional Shaqaalaha Daryeelka Dadka 4-2023 - Somali

PCA Gacanyareha Daryeelka Shakhsiyeed 4-2023 - Somali

Sida ay tahay marka dadka lagu caawinayo guryahooda iyo bulshada gudaheeda 4-2023 - Somali 

Si aad u codsato shaqooyinka taas la midka ah:

  • Kala hadal shaqalaha CareerForce ee xafiiska kuu dhow fursadaha shaqada
  • Raadso kumaankun oo ah shaqooyinka Minnesota oo habeen kasta la soo geliyo barta CareerForce.MN.gov
  • Arag shaqooyinka hadda la soo dhejiyey ee Minnesota ee loogu talagalay  Xirfadleyaasha Taageerada Tooska ah - keliya 500 oo shaqo ayaa soo bixi kara markiiba, laakiin waxaa ku jira shaqooyin badan - waa la soo kala sooci kartaa raadinta oo lagu saleynayo goobta guriga oo waxaad beddeli kartaa habka raadinta adigoo isticmaalaya ereyo kale oo muhiim ah, adigoo isticmaalaya cinwaanno kale oo la mid ah Xirfadleyaasha Taageerada Tooska ah ee kor ku qoran
  • Ka baaro qof aad daryeele ahaan ugu shaqeyn karto DirectSupportConnect.com
  • Raadso jagooyinka ka bannaan goobta shaqooyinka ARRM

Taageerista dad dhex jooga guryaha kooxaha iyo deegaakooda

Xirfadleyaasha daryeelka waxay taageeraan dad jooga guryaha kooxaha oo ay maamulaan shaqaale leysan haysta, oo waxay ku caawiyaan in ay dadku bulshada qeyb ka noqdaan. Shaqadan waa ay kugu fiicnaan kartaa haddii aad ka hesho in aad la shaqeyso koox yar, iskuduwidda hawlaha iyo dadka oo lagu caawiyo joogista guryaha. Waxaa jira magacyo badan oo shaqooyinkan loogu yeero, laakiin qaar ka mid ah kuwa ugu caansan waa Xirfadleyaasha Taageerada Tooska ah, Adeegyada Taageerada Muhiimka ah, Shaqaalaha Individualized Home Support (Taageerada Guriga ee Shakhsiyeed ama IHS), Caawiyeyaasha Daryeelka Dadka Dhismeyaasha Deegaanka ah iyo kuwa kale oo badan.

Direct Support Professional Shaqaalaha Daryeelka Dadka 4-2023 - Somali

Sida ay tahay hawsha caawinta ah ee loo qabto dadka ku nool guryaha kooxaha - 4-2023 Somali

Si aad u codsato shaqooyinka taas la midka ah:

  • Kala hadal shaqalaha CareerForce ee xafiiska kuu dhow fursadaha shaqada
  • Raadso kumaankun oo ah shaqooyinka Minnesota oo habeen kasta la soo geliyo barta CareerForce.MN.gov
  • Arag shaqooyinka hadda la soo dhejiyey ee Minnesota ee loogu talagalay Daryeelka Kooxda Guriga iyo Shaqaalaha Taageerada - keliya 500 oo shaqo ayaa soo bixi kara markiiba, laakiin waxaa ku jira shaqooyin badan - waa la soo kala sooci kartaa raadinta oo lagu saleynayo goobta guriga oo waxaad beddeli kartaa habka raadinta adigoo isticmaalaya ereyo kale oo muhiim ah, adigoo isticmaalaya cinwaanno kale oo la mid ah Xirfadleyaasha Taageerada Tooska ah ee kor ku qoran
  • Raadso jagooyinka ka bannaan goobta shaqooyinka ARRM

Daryeelka dadka lagu caawiyo nolosha, guryaha xannaaneynta iyo guryo kale

Xirfadleyaasha daryeelka waxay dadka ku taageeraan guryo waaweyn oo dad badan oo u baahan taageerid si ay u wada noolaadaan. Shaqadan waad ka heli doontaa haddii aad jeceshahay inaad la shaqeyso dad badan oo kala duwan oo uu goobta joogo maamule ama saaxiib aad su'aalo weydiin karto. Qaar ka mid ah xirfadleyaasha taageeraya xarumahan waa Caawiyeyaasha Kalkaalinta, Caawiye Cunto, Caawiye Guri-hagaajin, Caawiyaha Dhaqdhaqaaqa, Trained Medication Assistants (Caawiyeyaasha Tababaran ee Daawada ama TMA), Certified Nursing Assistants ( Caawiyeyaasha Loo-xaqiijiyey Kalkaalinta ama CNAs) iyo kuwa kale oo ka badan.

Nursing Assistant Caawiyaha Kalkaaliyaha 4-2023 - Somali

Si aad u codsato shaqooyinka taas la midka ah:

Taageerista dadka ka shaqeeya bulshada dhexdeeda

Shaqaalaha waxay ku taageerayaan dadku in ay helaan shaqo ay ku sii dhex haysan karaan bulshada gudaheeda. Waxaa laga yaabaa in aad si fiican u jeclaan doonto shaqadan haddii aad ka hesho in aad la kulanto dad cusub oo aad ka wada shaqeyneysaan sida xal loogu helayo shaqooyinka. Waxaa jira magacyo badan oo loogu yeero shaqooyinkan, laakiin tusaalehooda caadiga ah  qaar ka mid ah waa Xirfadlaha Taageerada Shaqada, Horumarinta Shaqada, Takhasuska Shaqa-helista ama La-taliye, Baraha Shaqada, Tababare Shaqo, Shaqaalaha Adeegyada Kalaguurka ee Iskuulka-ilaa-Shaqadaa, Xirfadlaha Taageerada Shaqada, Shaqaalaha Kobcinta iyo kuwa kale oo ka badan.

Employment Support Professional  Xirfadlaha Taageerada Shaqada - 4-2023 - Somali

Si aad u codsato shaqooyinka taas la midka ah:

  • Kala hadal shaqalaha CareerForce ee xafiiska kuu dhow fursadaha shaqada
  • Raadso kumaankun oo ah shaqooyinka Minnesota oo habeen kasta la soo geliyo barta CareerForce.MN.gov
  • Arag shaqooyinka hadda la soo dhejiyey ee Minnesota ee loogu talagalay Xirfadleyaasha Taageerada Helista Shaqada - keliya 500 oo shaqo ayaa soo bixi kara markiiba, laakiin waxaa ku jira shaqooyin badan - waa la soo kala sooci kartaa raadinta oo lagu saleynayo goobta guriga oo waxaad beddeli kartaa habka raadinta adigoo isticmaalaya ereyo kale oo muhiim ah, adigoo isticmaalaya cinwaanno kale oo la mid ah Xirfadleyaasha Taageerada Helista Shaqada ee kor ku qoran

Taageerida dadka ku jira goobaha daryeelka caafimaadka dhimirka

Xirfadleyaasha daryeelka waxay taageeraan dadka la daaweynayo ee ka soo kabsanaya xanuunnada dhimirka iyo isticmaalka maandooriyaha ee goobo kala duwan oo ah kilinig iyo meelo bulshada ku saleysan. Waxaad ka heli kartaa shaqadan haddii aad leedahay xirfad ah dhageysiga dadka iyo in aad keento xal hal-abuur leh oo lagu taageerayo tayada nolosha. Qaar ka mid ah magacyada shaqada ee caadiga ah waa Farsamoyaqaanka Caafimaadka Maanka, Xirfadlaha Taageerada Tooska ah, Xirfadlaha Daryeelka Dhallinyarada, Kaaliyaha Beddelaadda Maanka, Farsamayaqaanka Adeegyada Dadweynaha, Kaaliyaha Barnaamijka Isticmaalka Mukhaadaraadka, La-taliyaha Amniga, Dabiibaha Barnaamijka Madadaalada, Certified Nursing Assistant (Caawiyaha Loo-xaqiijiyey Kalkaalinta ama CNA), Shaqaalaha Taageerada Adeegga Dadweynaha, Shaqaalaha Taageerada Danbibaarista, Farsamayaqaanka Dhimirka iyo kuwa kale oo badan.

Caawiyaha Caafimaadka Dhimirka ama Dareenka - 4-2023 Somali

Si aad u codsato shaqooyinka taas la midka ah:

  • Kala hadal shaqalaha CareerForce ee xafiiska kuu dhow fursadaha shaqada
  • Raadso kumaankun oo ah shaqooyinka Minnesota oo habeen kasta la soo geliyo barta CareerForce.MN.gov
  • Arag shaqooyinka hadda la soo dhejiyey ee Minnesota ee loogu talagalay shaqooyinka Caafimaadka Maanka - keliya 500 oo shaqo ayaa soo bixi kara markiiba, laakiin waxaa ku jira shaqooyin badan - waa la soo kala sooci kartaa raadinta oo lagu saleynayo goobta guriga oo waxaad beddeli kartaa habka raadinta adigoo isticmaalaya ereyo kale oo muhiim ah, adigoo isticmaalaya cinwaanno kale oo la mid ah Farsamoyaqaanka Caafimaadka Maanka ama Dhimirka ee kor ku qoran

Taageerista dadka aada barnaamijyada maalintii

Xirfadleyaasha daryeelka waxay dadka ku caawiyaan bulshada dhexdeeda ama xarumo furan maalintii. Barnaamijyada qaar waa taageero fogaan-arag ah qofkii raba laga soo bilaabo Juulay 2023. Shaqaalaha ka shaqeeya barnaamijyadan waxay caawiyaan dadka waaweyn ee naafada ah si ay u yeeshaan xirfado nololeed, si ay uga qeybqaataan nolosha bulshada, iyo si ay u sameeyaan waxyaabaha ay ka helaan. Waxaa laga yaabaa in ay shaqadan kugu fiican tahay haddii aad ka hesho waxbarisda dadka, in aad dadka wax la wadaagto iyo qorsheynta waxqabadka.

Xirfadlaha Shaqada Maalintii - 4-2023 Somali 

Si aad u codsato shaqooyinka taas la midka ah:

  • Kala hadal shaqalaha CareerForce ee xafiiska kuu dhow fursadaha shaqada
  • Raadso kumaankun oo ah shaqooyinka Minnesota oo habeen kasta la soo geliyo barta CareerForce.MN.gov
  • Arag shaqooyinka hadda la soo dhejiyey ee Minnesota ee loogu talagalay  Shaqaalaha Barnaamijyada Maalintii - keliya 500 oo shaqo ayaa soo bixi kara markiiba, laakiin waxaa ku jira shaqooyin badan - waa la soo kala sooci kartaa raadinta oo lagu saleynayo goobta guriga oo waxaad beddeli kartaa habka raadinta adigoo isticmaalaya ereyo kale oo muhiim ah, adigoo isticmaalaya cinwaanno kale oo la mid ah Xirfadleyaasha Barnaamijyada Maalintii ee kor ku qoran

In guri lala wadaago qof naafo ah iyada oo loo marayo Wadaagista Nolosha

Wadaagista noloshu waa hab nololeed ku saleysan xiriir qof gaaray 18 jir ama ka weyn oo ah naafo si taxadar leh loogu helo qof ama qoys uu la wadaagi doona nolosha iyo waaya-aragnimadooda iyagoo qofka mar kasta u caawin doona habdhaqanka ku fiican. Qofka martigelinaya wadaagista nolosha lacag ayaa lagu siinayaa.

Wadaagista Nolosha- 10-2023 Somali

Tasiilaadyo caawinaya kobcinta Xirfadaha Daryeelka

651-259-7500 – Waxaan haynaa turjubaan Language Line

651-539-4420 – ku dhaaf fariinta codka ah ee Soomaaliga, qof ka socda CareerForce ayaa dib kuu soo wici doona

Hoos ka eeg oo soo deji kheyraadka:

Purple and blue graphic with a circle and with a heart and the words 'Celebrate Caring Careers' and the words 'Celebrate Caring Careers Month in November'

This is essential, life-changing work – let’s celebrate it!

Celebrate the people who make a difference every day in the lives of older adults, people with disabilities and people with behavioral health care needs across Minnesota.

There are many employment opportunities in aging services, disability services and behavioral health services now - and projected high demand for at least the coming decade.

Caring Careers professionals work in long-term care, home care, community-based care and in other settings.

Learn how you can help Celebrate Caring Careers Month in November and raise awareness about Caring Careers employment opportunities.

2025 Follow Your Heart to a Caring Career

Find work now in a Caring Career!

Begin an in-demand career path with great growth potential and no training beyond high school required to start in many positions. You can start working right away!

Talk with a CareerForce specialist about preparing for and finding employment in home-, community- and facility-based care in your part of Minnesota.

Select this link to find contact information for staff at a CareerForce location near you today or call 651-259-7500.

Why you should Follow Your Heart to a Caring Career:

  • Employers pay for your initial training in many cases – and they may also pay for future training to help you grow in your career and earn more money.
  • Many employers welcome employees who are learning English.
  • There are more than 30,000 job openings across Minnesota in health care and social assistance positions.
  • You do not need experience working in health care to start many entry-level positions – and many skills you earned in other fields transfer to health care and social assistance positions.
  • Talk with employers to see how they can work with you on child care, transportation, scheduling, language training and more – employers want to work with you.

Start making a difference in the lives of others today – find your fit in a Caring Career!

View information about top in-demand Caring Careers in aging services, disability services and behavioral health services below. Remember there are also employment opportunities in housekeeping, dietary, maintenance and other roles that don't involve direct care.

Follow Your Heart to a Caring Career and CareerForce logo and person in wheelchair and support person

Supporting people in their homes and in their communities

These caring professionals support people in their own homes and help them be a part of their local communities, and sometimes provide respite for family or friend caregivers. This type of work is available through businesses and nonprofits, and in other situations many people work directly for the person who needs care. You might enjoy this work if you prefer to work one on one with a person you can get to know well. While there are many titles for these jobs, some common examples are Direct Support Professionals, Personal Care Aides, Home Health Aides, Early Intervention Providers, Personal Care Assistants, Positive Support Services Specialists, Individualized Home Support (IHS) Specialist and more.

Download an informational sheet about what Direct Support Professionals do, and how to become one - available in multiple languages

Download an informational sheet about what Personal Care Aides do, and how to become one - available in multiple languages

Download an informational sheet about supporting a person in an individual home

To apply for jobs like this:

  • Talk with staff at a CareerForce near you about employment opportunities 
  • Search thousands of Minnesota job postings that are updated nightly here on CareerForceMN.com
  • View current job postings in Minnesota for Direct Support Professionals - only 500 postings are displayed, but there are more openings - you can narrow the search based on your home location and change the search focus by using other keywords, using other similar job titles for Direct Support Professionals listed above
  • Find a match with someone looking for care at DirectSupportConnect.com 
  • Search for open positions on the ARRM job board  
Follow Your Heart to a Caring Career and CareerForce logo and woman caregiver with woman receiving care

Caring for people in assisted living, nursing homes and other facilities 

These caring professionals support people in larger settings where many people needing support live together. You might enjoy this work if you prefer working with many different people and having a supervisor or colleague on-site to ask questions. Some of the professionals supporting these facilities are Nursing Assistants, Dietary Aides, Housekeeping Aides, Activities Aides, Trained Medication Assistants (TMA), Certified Nursing Assistants (CNAs) and more.

Download an informational sheet about what Nursing Assistants do, and how to become one - available in multiple languages. 

Find out about free Nursing Assistant training.

To apply for jobs like this:

image of two people in a heart shape and career force logo plus text: Follow Your Heart to a Caring Career Find your fit in health care employment that makes a real difference in the lives of others

Social and Human Service Assistants

These caring professionals assist other social and human service providers in providing client services in a wide variety of fields, such as psychology, rehabilitation or social work, including support for families. May assist clients in identifying and obtaining available benefits and social and community services. May assist social workers with developing, organizing, and conducting programs to prevent and resolve problems relevant to substance abuse, human relationships, rehabilitation or dependent care. 

These caring professionals can also support people in group homes managed by licensed service providers, and help people be a part of their local communities. You might be well suited for working in a group home setting if you enjoy working with small groups and coordinating activities.

View more information about people who work as Social and Human Service Assistants.

To apply for jobs like this:

  • Talk with staff at a CareerForce near you about employment opportunities
  • Search thousands of Minnesota job postings that are updated nightly here on CareerForce.MN.gov
  • View current job postings in Minnesota for Direct Support Professionals - only 500 postings are displayed, but there are more openings - you can narrow the search based on your home location and change the search focus by using a variety of keywords including Residential Care Assistant, Social Services Aide and Social Services Assistant.
  • Search for open positions on the ARRM job board
Follow Your Heart to a Caring Career and CareerForce logo and 2 people

Behavioral and Psychiatric Health Technicians

These caring professionals support people who are being treated and recovering from mental illness and substance use disorders in a variety of clinical and community-based settings. You might be well suited for this work if you have skill in listening to people and coming up with creative solutions to support quality of life. 

View more information about what Behavioral and Psychiatric Health Technicians do.

To apply for jobs like this:

  • Talk with staff at a CareerForce near you about employment opportunities
  • Search thousands of Minnesota job postings that are updated nightly here on CareerForce.MN.gov
  • View current job postings in Minnesota for Behavioral Health positions - only 500 postings are displayed, but there are more openings - you can narrow the search based on your home location and change the search focus by using other keywords, using other similar job titles for Psychiatric or Behavioral Health Technicians listed above
Follow Your Heart to a Caring Career

Resources to help promote Caring Careers

Naqshadaan waxaa kuukeentay Minnesota Department of Employment and Economic Development (DEED, Waaxda Shaqada iyo Hormarinta Dhaqaalaha ee Minnesota). Waxaa hirgeliyay adeegaan CiviServ, halka shatiga macluumaadka uu bixiyay webseetka CareerForceMN.com ayadoo la adeegsanaayo xeerka CC BY 4.0.  Waa xubin muhiim ah oo iskaashi laleh ururka American Job Center (Xarunta Shaqada Maraykanka).